Sunday, July 21st, 2019

DAAWO | WARKA SUUQA Deleght Manchester Lama filaankii Koloubly & Wararkii ugu dambeeyey suuqa

Published on December 27, 2018 by   ·   No Comments

Waxaa halkeeda kasii socda diyaar garowga loogu jiro Furitaanka Suuqa kala iibsiga kaasoo Bisha January Furmi doona. Kooxaha Ugu waaweyn ee Yurub waxey wadaan wadadalo ay ku kasbanayaan Xidiga ay rabaan iney Safkeeda ku Xoojiyaan.

Messi oo ka hadlay aragtidiisa neymar & sida uu ugu soo laaban karo Camp Nou, Deleght oowaayey Barcelona & Waxkasto oo caawa suuqa ka cusub.

Qodobadaasi & kuwo kale oo badan ayaad caawa ku maqli doontaan warkeena iyadoo aan idinku qarineyno qodobo kale oo xiiso lehĀ  oo ku saabsan dhaq dhaqaaqii ugu dambeeyey ee suuqa.

Readers Comments (0)




alertThis is the POST COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!
alertThis is the FAR COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!