Sunday, July 21st, 2019

DAAWO | WARKA🔥SUUQA🚨James✈Man utd Suarez➡Ars Rakatic➡Chelsea🏓&✈Xogo cusub oo suuqa

Published on January 29, 2019 by   ·   No Comments

Waxaa halkeeda kasii socda diyaar garowga loogu jiro Furitaanka Suuqa kala iibsiga kaasoo Bisha January Furmi doona. Kooxaha Ugu waaweyn ee Yurub waxey wadaan wadadalo ay ku kasbanayaan Xidiga ay rabaan iney Safkeeda ku Xoojiyaan.

Xogo cusub ayaan idin ku heynaa daawayaal oo wararkii ugu dambeeyey ah &  Maxaase ka cusub caawa kooxdaada , & wararkii ugu dambeeyey suuqa & xogo cusub oo aan idin heyno , caawa & dunida Sportiga.

Qodobadaasi & kuwo kale oo badan ayaad caawa ku maqli doontaan warkeena iyadoo aan idinku qarineyno qodobo kale oo xiiso leh  oo ku saabsan dhaq dhaqaaqii ugu dambeeyey ee suuqa.

Readers Comments (0)




alertThis is the POST COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!
alertThis is the FAR COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!