Sunday, July 21st, 2019

DAAWO | WARKAšŸ”„SUUQAšŸ”„Messiāž”Inter Iscoāž”Man utd Pulisicāž”Chelsea Fekirāž”Liverpl & Wararkii ugu dambeyey Xanta suuqa

Published on December 29, 2018 by   ·   No Comments

Waxaa halkeeda kasii socda diyaar garowga loogu jiro Furitaanka Suuqa kala iibsiga kaasoo Bisha January Furmi doona. Kooxaha Ugu waaweyn ee Yurub waxey wadaan wadadalo ay ku kasbanayaan Xidiga ay rabaan iney Safkeeda ku Xoojiyaan.

Real Madrid ayaa qorsheyneysa iney ka faa’iideysato in bisha January ay keento heshiiskeeda ugu horeeya , Manchester oo dalab ka gudbineysa xidig ay hore isaga diiday madaxiisa oo weyn dartii , faqir oo ku dhow liverpool

Qodobadaasi & kuwo kale oo badan ayaad caawa ku maqli doontaan warkeena iyadoo aan idinku qarineyno qodobo kale oo xiiso lehĀ  oo ku saabsan dhaq dhaqaaqii ugu dambeeyey ee suuqa.

Readers Comments (0)




alertThis is the POST COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!
alertThis is the FAR COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!