Sunday, November 17th, 2019

DAAWO |WARKA🔥SUUQA🔥BOM😱Morata➡Barcelona De jong➡Man utd Rashford➡Ac Milan Real oo heshay Xidig muhiim ah & Dembel & ganaaxiisa

Published on December 12, 2018 by   ·   No Comments

Waxaa halkeeda kasii socda diyaar garowga loogu jiro Furitaanka Suuqa kala iibsiga kaasoo Bisha January Furmi doona. Kooxaha Ugu waaweyn ee Yurub waxey wadaan wadadalo ay ku kasbanayaan Xidiga ay rabaan iney Safkeeda ku Xoojiyaan. Warar maanta soo baxay ayaa sheegaya in Man utd ay qorsheyneyso iney lasoo wareegto De jong halka barca ayku fekereyso soo qaadashada Morata oo badal unoqon doona Morata & Prez oo helay xidigiisii ugu horeeyey ee suuqa , qodobadaasi & umuuro kale ku daawo caawa wararkii ugu dambeeyey ee dunida Sportiga.

Readers Comments (0)




alertThis is the POST COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!
alertThis is the FAR COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!