Wednesday, September 18th, 2019

SAWIRO: Xiddigaha Man United Oo Xarago Iskugu Faanay …

Published on December 10, 2018 by   ·   No Comments

Xiddigaha kooxda Manchester United badhkood ayaa sameeyay kulan wada jireed ka baxsan garoonamada kubadda cagta kaddib markii ay si wadajir ah iskugu raaceen makhaayad ay u qado tageen.

Jesse Lingard auayaa qadadan kula biiray saaxiibadiisa kale ee Paul Pogba, Romelu Lukaku, Marcus Rashford, Ander Herrera, Nemanja Matic iyo Luke Shaw isaga oo soo bandhigay dhar cusub oo isaga u khaas ah kana qayb ah xaragiida uu ugu magac daray Jlingz.

Readers Comments (0)




alertThis is the POST COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!
alertThis is the FAR COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!