Wednesday, November 13th, 2019

Maxaad ka taqaanaa Nolosha Gaarka ah ee messi & Xaaskiisa

Published on December 10, 2018 by   ·   No Comments

Asc Aqiyaarteena dunida Ciyaaraha Tube kusoo dhawaada Muuqaal Cusub.
Xaqiiqooyin Markii ugu horeysay ka maqleysid antonela Xaaska Lionel Messi, 
Antonela waxa ayku dhalatay Magaalada Rozario Sida Messi , waxa ay kusoo kortay halkaasi dhinaca Mid kamid ah Eheladeeda  Waana Ugu dhaw Messi ee Lukas Iskalia kaas oo kubadda cagta Mihnad u aheyd, Messi waxa uu ahaa Mid ugu Talagali Jiray booqashada Guriga Lukas Iskalia si uu u arko Antonela.
Antonela Xaaska Messi Waxa ay Gashay Mid kamid ah Jaamacadaha Dalkaasi Arjentiin Waxaana ay baratay Culuumta Caafimaadka Ilkaha kahor inta ay uwareegin Culuumta Bulshad.
Xiriirka Messi & Antonela waxa uu Rasmi isku badalay 2007 dii Xiligaasi uu Messi Arjentiin Aaska Mid kamid ah Saaxiibadii oo Shil Gaari ku Geeriyooday, iyadoo Xeriirka Messi & Antonela Mudo badan ka qarsoonaa Warbaahinta.
Antonela waxey isku dayi jirtay iney Ka Fogaato iftiinka Warbaahinta & Caanimada balse Shacbiyadeeda waa ay ziyaaday sababo ku aadan lasoo Muuqashada Joogtada ah ee Lionel Messi & Faafidii Qisada Jaceel ee labadooda ka Dhaxeysay Sheekaduna Waxey gaartay in kabadan 5 Milyan oo Taageerayaal ayku Xirnaadaan Barteeda Bulshada ee Instgram ka.
Antinela Xaaska Messi waxa uu Xiriir Saaxiibtinimo oo Xoogan kala Dhexeeyaa Sofia Gabdha udhaxda Luis Alberto Suarez, & Gabadha reer Lubnaan Daniela Samcaan, oo ah Madaxtooyada Laacibka Cesc Fabrigas, 
Xiriirka Jaceel  Messi & Antonela Waxa uu Ahaa mid saaxiibtinimo Ilaa 30 July 2017 Markaas oo ay Aqal galeen kadib Xaflad Balaaran oo aykasoo qeyb galeen laacibiin oo dunida caan ka ah.
Antonel waxey Messi udhashay Tiro Caruur ah oo ugu weyn yahay Thiago, Dadka ku dhow dhow Lamaanahan Waxey Tilmaameen iney si weyn isugu qaab egyihiin Jir ahaan sida in Iyaga leysu dhalay oo kale.

Readers Comments (0)




alertThis is the POST COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!
alertThis is the FAR COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!