Tuesday, May 21st, 2019

DAAWO |WARKAšŸ”„SUUQAšŸ”„Modricāž”Inter Milan De Jongāž”Barcelona Zidaneāž”Koox Cusub Icardiāž”Real Madrid & Companyāž”BarcelonašŸ”„

Published on December 13, 2018 by   ·   No Comments

Waxaa halkeeda kasii socda diyaar garowga loogu jiro Furitaanka Suuqa kala iibsiga kaasoo Bisha January Furmi doona. Kooxaha Ugu waaweyn ee Yurub waxey wadaan wadadalo ay ku kasbanayaan Xidiga ay rabaan iney Safkeeda ku Xoojiyaan. Warar maanta soo baxay ayaa sheegaya in Modric uu diiday heshiis laba sano ah oo Real ay usoo bandhigtay, Zidane-na waxa uu helay kooxdiisa cusub isagoo waliba kulan sir ah layeeshay & Prez oo helay xidigiisii ugu horeeyey ee suuqa , qodobadaasi & umuuro kale ku daawo caawa wararkii ugu dambeeyey ee dunida Sportiga.

Readers Comments (0)




alertThis is the POST COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!
alertThis is the FAR COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!