Wednesday, September 18th, 2019

DAAWO | WARKAšŸ”„SUUQAšŸ”„Jamesāž”Man utd Icardiāž”Real Madrid Xidig cusubāž”Barcelona & Weeraryahanāž”RMadrid

Published on December 20, 2018 by   ·   No Comments

Waxaa halkeeda kasii socda diyaar garowga loogu jiro Furitaanka Suuqa kala iibsiga kaasoo Bisha January Furmi doona. Kooxaha Ugu waaweyn ee Yurub waxey wadaan wadadalo ay ku kasbanayaan Xidiga ay rabaan iney Safkeeda ku Xoojiyaan.

Warar maanta soo baxay ayaa sheegaya Barcelona heshiiskeedii ugu horeeyey ayku qaadatay xidig caan ah iyadoo warbaahinta spain ay faah faahisay heshiiskaasi & waqtiga tijaabada caafimaadka ka gudbayo.

Real ayaa sidoo kale Barcelona ka dulqaaday Xidig weeraryahan iyadoo heshiis 3 sano ah lagaartay , qodobadaasi & umuuro kale ku daawo caawa wararkii ugu dambeeyey ee dunida Sportiga.

Readers Comments (0)




alertThis is the POST COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!
alertThis is the FAR COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!